Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Qaatay Aqoonsiga Muwaadinimadda + Sawirro

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta hay’adda Shaqaalaha ee Magaaladda Hageysa ka qaatay Kaadha Aqoonsiga Muwaadinimadda Somaliland oo ay Maanta loo qabtay hab-tijaabo ah.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

DSC_0152
DSC_0160
DSC_0186
DSC_0215
DSC_0238
DSC_0243
DSC_0248DSC_0200
DSC_0134
Berbera news/Hargeysa