Daawo: Xukuumadda Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Xasan Sheekh Maxamuud Uu Ku Sheegay In Aanay Somaliland Ka Go’i Karin Somalia

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Deegaanadda Somaliland aanu ka hadli Karin Madaxweynaha Dawlada Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo isagu hore u sheegay aan la kala go’ayn Karin 18-kii Gobo lee Somaliya.
 
 
 
 
Wasiir Cukuse oo Maanta oo Khamiis ah Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa kale oo uu sheegay in aanay Wasaaradda ahaan qayb ka ahayn khilaaf maalmihii la soo dhaafay u dhexeeyay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa