Dhagayso: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Bulshadda Ugu Baaqay Inay Qaataan Aqoonsiga Muwaadinimadda

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay inay qaataan Kaadhka Aqoonsiga Muwaadinimadda Somaliland, isaga oo Wasiirku intaas ku daray inay kaga duwanaanayaan dadka kale ee soo gala Somaliland.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
 
 
 
hhh 4
 
 
 
Berbera news/Hargeysa