Dhagayso: Wasiirka Qorshaynta Oo Sharaxay Muhiimadda Ay Shacabka U Leedahay Diwaan-gelinta Madaniga Ahi

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad X. Cali Shirre ayaa sharaxaad ka bixiyay muhiimadda ay Bulshadda Somaliland u leedahay Diwaan-gelinta Madaniga ah oo maanta hab tijaabo ah loogu qabtay qaybo ka mid ah Caasimadda Hargeysa.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso hadalka Wasiirka.

 
 
hhh 3
 
Berbera news/Hargeysa