Xukuumadda Oo Samaysay Aasaastay Waaxdda Ilaalada Sahaminta Iyo Soo-saarista Shidaalka

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland ayaa Degreeto ku amray Aasaasidda Waaxda Ilaalada Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka (Oil Protection Unit) ama Ciidanka ilaalinta Shidaalka Baadhista ayaa laga soo xulayo Ciidammada Milateriga iyo Booliiska, kana tirsanaan doona Ciidanka Booliiska oo hoos yimaada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qaab-dhismeedkiisana uu jaan-goyn doono Taliyaha Ciidanka Booliiska marka uu la tashado Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.
 
 
 
 
Ciidaman ayaa hore aasaaskooda Laga Bahiyay Warar Salka ku haya Walaac- amni-daro, hase-yeeshee Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Wara-cadde oo dhawaan Magaaladda Hargeysa Warbaahinta kula hadlay ayaa sharaxaya Muhiimadda uu leeyahay Ciiddankani.
 
 
 
 
Muddooyinkii u dambeeyay waxa Somalilan shamin shidaal ka waddayo Shirkado Ajaaniba ah., iyadda oo hore uu hakad ugu yimi shaqaddii ay wadeen, balse Ciidaman ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyay ee noocooda ah ee Somaliland ay samayso.
 
 
 
 
Halkan ka Daawo.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa