Daawo: Barnaamij Ay Berbera News Idinka Diyaarisay Salaamaha Munaasibadda Ciidda

Hargeysa (Berbera news) Akhristayaasha ku xidhan Shabkadda Caalamiga ah ee Berbera news, waxanau halkan idinku soo gudbinaynaa Barmaanij aan idinka diyaarinay qaabkii Maanta looga ciiday Magaaladda Hargeysa iyo Salaamihii ay direen Masuuliyiinta Xukuumadda, Xisbiyadda Siyaasadda iyo Bulshadda ku dhaqan Magaaladda Hargeysa.
 
 
 
 
Halkan ka Daawo.
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa