Daawo: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Fariinta Hambalyad Ciida U Diray Shacabka

 
Hargeysa (Berbera) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa fariin xambaarsan hambalyada Ciiddal Adxa u diray shacabka Somaliland iyo guud ahaan Umadda Islaamka.
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa