Daawo: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Ansixinta Xubnaha Guddid Doorashooyinka Ee Madaxweynuhu U Soo Gudbiyay

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Golaha oo maanta u waramayay KALSAN TV ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay Gole ahaan ka sugayaan Cadaymaha Dembi la’aanta iyo Khibrada Aqooneed ee ay leeyihiin Xubnaha cusub ee Guddiga Doorashooyinka ee dhawaan uu shaaciyay Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana uu u gudbiyay Golaha Wakiiladda.
 
 
 
7 Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa badali-doona Gudidgii hore ee Doorashooyinka oo arrimaha Doorashooyinka soo maamulayay muddo sanoood ah, iyadda oo la sugayo in Golaha Wakiiladay ay waajibaadkooda Dastuuriga ah ka gutaan
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa