Daawo: Masuuliyiinta Xisbiga UCID Oo Burco Lagu Soo Dhaweeyay

Burco (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Musharaxa Xisbiga Jamaal Cali Xuseen iyo Musharax Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa maanta si balaadhan loogu dhaweeyay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxaana soo dhaweyntaasi ka qayb-qaatay Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Magaaladda Burco.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa