Daawo: Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay In Wakhtiga Doorashadu Qabsoomayso Ay Go’aankeeda Leeyihiin Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (Berebera news) Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in sharciyna ay Guddiga Doorashooyinka Somaliland ay xaq u leeyihiin cayimida wakhtiga ay qabsoomayso Doorashaddu.
 
 
 
 
Muuse Biixi oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa waxa kale oo uu in xisbi ahaan ay Kalsooni ku qabaan Guddiga cusub ee Doorashooyinka Somaliland, waxaanu xusay inay ku jiraan Xubno uu sheegay inay leeyihiin Khibrad ay ku guddan karaan shaqada loo igmaday.
 
 
 
 
Halkan ka Daawo.
 
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa