Wafti Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Nuxurka Khudbaddii Uu U Jeediyay Shacabka

Gabiley (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Gabiley, waxaanu Guddoomiye Cirro halkaasi kula hadlay Kumanaan ka mid ah taageerayaashii soo dhaweynta u sameeyay.
 
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
 
Berberanews/Hargeysa