Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyayaasha Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland ayaa maanta safara ugu baxay Dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo lagaga hadlay Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Baarlamaanka oo lagu waddo inay qabsoomaan Sanadka soo-socda ay la yeelanayaan Waddamadda Somaliland ka taageera Arrimaha Doorashooyinka.
Halkan ka daawo.
Berbera news/Hargeysa