Daawo“Haddii Xildhibaanadda Mooshin Quutayaasha Ahi Keenaan Mooshi Ka Dhan Ah Guddoomiyaha…..” Xildhibaan Xoog

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan Mudanayaasha Mucaaridka ah ayaa sheegay Muxaafidka ah ee Goluhu ay wadaan Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro ay dhinacoodda keeni-doonaan Mooshin ay xilka kaga xayuubinayaan Madadaxweyne Siilaanyo.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa