Daawo “Inan Maalin Dhaweyd La Guddoonsiinayay Xeedho Oo Dhaqankii Ragaba Dhaafay Ayaa Aniga…..” Siciid Sulub

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee hawlaha guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed , isala-markaana ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa iska difaacay eedo uga yimi Wasiirka Duulista iyo hawadda Maxamed Xaashi Cabdi.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa