Hogaamiyayaasha 3 Xisbi Oo Ka War-bixiyay Kulan Ay Kenya Kula Yeesheen Wadamadda Somaliland ka Taageera Doorashooyinka.

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaasha Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland oo Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya Kulamo kula soo Yeeshay Wadmadda Somaliland ka taageera Arrimaha Doorashooyika, kuwaas oo Galabta ku soo laabyay Hargeyysa, ayaa Qodobadidi laga wadda hadlay waxa sharaxaya Guddoomiyaha Xisbiga talada haye ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.
 
 
 
 
 
Guddoomiyayaashan oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysl waxa uu sheegay in saddexdda xisbi ay ka go’an tahay In Doorashaddu ku qabsoonto Wakhtigeeda.
 
 
 
 
 
Geesta kale Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Mmaxamed Cirro oo ka mid ahaa Waftigan ayaa waxa uu ka hadlay khilaaf Todobaadkan ka dhex-dhashay Golaha Wakiiladda iyo Mooshin la sheegay in Xilka lagaga qaadayo, waxaan Madaarka ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo Taageerayaasha Xisbiga.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa