Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Eedo Uu Guddoomiye Cirro U Jeediyay Madaxweyna Ku Xigeenka

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) ayaa sheegay in aanu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ka qayb ka ahayn Khilaafka ka taagan Golaha Wakiiladda, kaas oo Shalay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro uu Madaxweyne ku xigeenka ku eedeeyay in Gurigiisa laga soo abaabulay Khilaafka u dhexeeya Mudanayaasha Golaha Wakiiladda.
 
 
 
 
 
Xisbiyadda Mucaaridka ayaa hore ugu eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland inuu ka dambeeyo Khilaafaad kala duwan oo soo maray GolahaWakiiladda Somaliland, iyadda oo shalayna uu Guddoomiye Cirro sheegay in Madaxweyne ku xigeenka iyo Xubno Wasiiro ah oo aanu magacyadoodda xusin.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 
 

 
 
Berbera news/Hargeysa