Xukuumadda Somaliland Oo Puntland Ku Eedeysay Inay Xasiloono-darro Ka Wadaan Deegaanadda Bariga

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa Maamul Goboleedka Puntland u soo jeediyay in aanay ku talaabsan Qorshe Xasilooni daro ka dhex-abuuraya Somaliland iyo Puntland.
 
 
 
 
 
Wasiirka oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in Xukuumadda ahaan ay Cali Khaliif Galaydh u soo jeedinayaan in degaanadda uu ka soo jeedo u hor-seedo, waxaanu xusay in cis kasta oo tabasho qabta ay wadda hadal la furayaan.
 
 
 
 
 
Xukuumadda ayaa hore Somaliland ayaa Maamulka Puntland ku eedeyasay in xasilooni-darro ka waddo deegaanadda Bariga xiligii Hogaanka Puntlanad loo doortay Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa