Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Ku Riday Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Amniga

Hargeysa (Berbera news) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Xukun dhan 3 Sanadood oo xadhiga ah ku Riday Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cabdilaahi Abokor Cismaan badhtamihii Sanadkan ay Ciidamadda Amaanku Xabsiga u taxaabeen ka dib markii uu Xubno Xukuumadda ka tirsan oo aanu Magacayadooda Xusin ku eedeeyay inay xidhiidh la leeyihiin Ururo Islaami ah.
 
 
 
 
Qareenkii u doodayay Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga ayaa sheegay in aanay ku qanacsanayn Xukunkan dhacay.
 
 
 
 
 
Gasrooraha Xukunkan Riday ayaa Warbaahinta u sharaxay qaabkii u dhacay Xunkunku, waxaanu xusay in Qareenka u doodayay Wasiir ku xigeenka Amniga oo Racfaan ka qaatay Xukunka.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa