Daawo: Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Iyo 2-aad Ee Golaha Wakiiladda Oo Baaq U Diray Guddoomiye Cirro

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed oo ah Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda ayaa Guddoomiyaha Golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) u soo jeediyay in si Sharciyadda waaqafsan uu Golaha Guurtidda ugu gudbiyo Xeerka Diwaan-gelinta Madaniga ee Khilaafku ka taagan-yahay oo ay dhawaan Golaha Guurtiddu hakisay Ansixintiisa.
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa