Daawo “Muddo Kordhin ILAAHAY Nama Badin, Musharaxayagu-na Waa Madaxweyne Siilaanyo” Wasiir Cukuse+

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Waraafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa mar kale ku celiyay in Musharaxa rasmiga ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE uu yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siillaanyo.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
Berebra news/Hargeysa