Daawo: Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Dhaliilo Adag U Jeediyay Hoggaaminta Madaxweyne Siillaanyo

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah Mudanayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ugu jira Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedo u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa