Magaca Garoonka Kubada Cagta‏ Berbera

Waxan idinka codsanyaa inaa kusoo bandhigtaan warbaahintiina hindisa ku wajahan Dowlada Hoose ee Berbera.
Waxaan jeclay inaan bogaadin halkan uga diro Dowlada Hoose ee Berbera shaqada muuqata e ay ka qabteen degmada intii golahani jiray, ay ugu dambesay garoonka cusub ee Berbera.Waxan halkan uga soo jeedinayaa golaha in garoon cusub loogu magac daro Mujaahid Cabdiraxmaan Weyrax oo ahaa sarkasljii ku shahiiday dagaalkii kama dambeysta shaa ee lagu xoreeyay Berbera.Taasoo aynu ku xasuusanayno mujaahidkaa qaali ga ah oo metelaya dhammaan mujaahidiintii u shahiiday dalka.