Aqoon-yahano Iyo Dhalinyaro Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Qorshaynayso Muddo Kordhin Ay Ku Carqaladdaynayso Doorashadda

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah Aqoon-yahano iyo Dhalin-yaro Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u jeediyay Qodobo Nuxurkooddu ay Xambaar-san yihiin eedo ay ka mid yihiin in Xukuumaddu ay Qorshaynayso Muddo kordhin uu Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamuud Aadan u sameeyo si ay Xukuumaddu Doorashooyinka lagu waddo inay Somaliland ka qabsoomaan badhtamaha Sanadka 2015-u Carqaladdayso, waxaanay sidoo kale sheegeen in Xukuumaddu ay qayb ka tahay Khilaafka ka taagan Golaha Wakiiladda.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
Berbera news/Hargeysa.