Daawo: Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Loo Jeediyay

Hargeysa (Berbera news) Masuuliyiin u hadlay Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa oo Warbaahinta la hadlay ayaa jawaab ka bixiyay eedo u jeediyeen qaar ka mid ah Dhalinyaradda Kooxaha Kubadda Cagta ee Magaaladda Hargeysa.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa