Dhalinyaro Maamul Xumo Ku Eedeeyay Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah Dhalinyaradda Kooxaha Kubadda Cagta ee Magaaladda Hargeysa ayaa cabasho salka ku haysa Maamul xumo ku eedeeyay Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soaliland oo Masuuliyaddooda igaman, kuwaas oo sheegay in sifo maamul kala eexasho ku dheehan tahay ay kula dhaqanto Dhaliyaradda Kooxaha Kubadda Cagta.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa