Ganacsadaha AL-Xarbi Oo Soo Bandhigay Dhisme Loogu Badalay Maktabadda Gaandi Oo Xukuumaddu Hore Uga Iibisay

Hargeysa (Berbera news) Shirkada Ganacsiga ee Al-Xarbi ayaa dhisme loogu bedelay Maktabadda Gaandi, kaas oo laga hir-gelinayo xarunta Maxkamadda Sare ee Somaliland.
 
 
 
Halkan ka daawo Dhismaha Al- Xarsbi loogu badalay Maktabadda Gaandi.
 
 

Berbera news/Hargeysa