Daawo: “Madaxweyne Siilaanyo Wuu Ka Hiiliyay Shacbigiisii, Waxaanu U Hiiliyay Shakhsiyaad Hankoodu Yahay Lacag Urursi” Cali-guray

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aanu Masuuliyadda iska-saarin Shacabkii codkoodda Siyay Xiligii uu ololahah ku jiray.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

Berbera news/Hargeysa