Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Xirsi Ku Wareejiyay Hanti Umadeedd

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan ku wareejiyay Guri weyn oo ka mid ah Hantida Dawladda.
 
 
 
 
Wareegto Jawaab ah oo Wasiirka Hawlaha guud soo saaray ayaa lagu amray in dadka Gurigaasi degan ka baxaan islamarkaana laga saaro Liiska Hantida qaranka. Waxa lagu sheegay in guriga uu leeyahay Wasiir Xirsi.
 
 
 
 
Warqadda hore ee Madaxweyne Siilaanyo ku amray Wasiirka Hawlaha guud inuu Guriga siiyo Wasiir Xirsi ayaa sidan u dhigan:-

Berbera news/Hargeysa