Xukuumadda Oo Xamili-kari Wedday Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay Iyo Wasiiro U Jawaabay Mucaaridka

Hargeysa (Berbera news) Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland iyo Mudanayaal ka mid aha Xisbiga taladda haya e KULMIYE oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in aanu jirin wax Musuq dhaqaale ah oo ay ku talaabsadeen muddadii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay taladda Somalilad haysay, waxaanay xuseen in Madaxweyne Siilaanyo aanu Bulshadda iu hoggaamin Nidaam Beelaysan, iyadda oo Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyadda Mucaaridku ay Xukuumadda u jeediyeen dhaliilo ay ka mid-yihiin Fadeexado Musuq-maasuq oo ay ku kaceen maddaddii ay uu taladda hayay Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hore ugu eedeeyay inay Somaliland ku hoggaaminayaan Musuq-maasuq iyo Carqaladdo ay u dhigayaan Doorashooyinka lagu waddo inay qabsoomaan badhtamaha Sanadka soo-socda.
 
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

Berbera news/Hargeysa