Hambalyo Meher: Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Ayaan Saxardiid Xirsi


Tifatiraha shebekadda Berberanews.com iyo hawlwadeennada kala duwan ee websiteka meelkastoo ay joogaan waxay
dhammaantood hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Ayaan Saxardiid Xirsi oo meherkoodu maanta ka dhacay Hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa.

Cabdifataax Ismaaciil Mursal
Cali Jaamac Maxamed
Cabdiwahaab Cali Jaamac
Caydaruus Sheekh Cumar Geedi
Nagiib Muuse
Siciid Cawil Axmed
Mustafe Maxamuud Kaahiye
Jamaal Ibraahin Maxamed
Waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Mustafe Maxamuud Diiriye iyo Ayaan Saxardiid Xirsi oo meherkoodu maanta ka dhacay Hudheelka Summer Time ee magaalada Hargeysa.
hambalyo