“Mar Siilaanyo Ayaa Madaxweyne Ah, Mar Xarsi-baa Madaxweyne Ah….” Xildhibaan Cali Aareeye

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahiom Aareeye oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiadda, isla-markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Hoggaaminta Somaliland ay isku weheliyaan Madaxweyne Siilaanyo, Wasiir Xirsi iyo Shakhsiyaad kale oo aanu xusin magacyadoodda.
 
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa