“Maxamuud Xashiyoow Haddii Guryo La Iibiyay, Waxaad Iibisay Xafiiskii Aad Ku Jirtay” Siciid Sulub

Hargeya (Berbera news) Wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryaynta Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed ayaa Wasiir Duulista iyo hawadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay inuu hanti umadeed iib-geliyay.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa