“Waxaan Is-lahaa Rayaale Waa Laga Roonaanayaa, Sidda Xukuumadda Xisbiga KULMIYE Sharciga Ku Tuman-mayno” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo maanta isaga iyo Taageerayaal uu hoggaaminayo ay la midoobeen Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa