Xisbiga WADDANI Oo Munaasibad Balaadhan U Qabtay Taageerayaal Uu Hoggaaminayo Xildhibaa Siciid Cilmi Rooble Oo La Midoobay + Sawirro

Hargeysa (Berbera news) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta Munaasibad balaadhan u qabtay Taageerayaal uu hoggaaminayo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, waxaana Munaasibadaasi ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).
 Img Description
 Img Description
Img DescriptionImg DescriptionImg Description
Img Description
Img Description
 
 
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
Img Description
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa