Warbixin Iftiiminaysa Masuuliyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Ee Shaqadda Qaranka Ka Soo Baxay Iyo Kuwa Ay Dhaliiluhu Dul-hooganayaan

Berbera (Berbera news) Hore waxa Warbixintani sharaxadday muddadda uu Maamulka Dekeddaba Magaaladda Berbera soo maamulayay Eng . Cali Cumar Maxamed (Calo-xoor-xoor).
 
 
 
 
Eng Cali Cumar Maxamed waxay hore warbixintu u soo sheegtay inuu tiraba 2 Xili soo maamulay Dekedda Berbera , iyadda oo Sanadkii 2011-kii uu Madaxweyne Siilaanyo dib ugu magacaabay xilkan, hase-yeeshee dadka arrimaha Siyaasada falaanqeeya ayaa arrintaasi ku macneeyay Mucaaridad xoogan oo Xukuumadda kala kulantay Gobolka Saaxil oo wakhtigaasi la soo gabo-gabeeyay Shir ay iskugu yimaadeen Beesha degta Gobolka Saaxil oo ka qabsoomay Deegaanka Dubur ee Gobolka Saaxil, halkaas oo lagu yagleeyay Guddidda Dan iyo Duco oo Xukuumaddu u aragtay mid ka hor-imanaysa Barnaamijkeedda Siyaasadeed ee ay la leedahay Gobolka Saaxil, iyadda oo Eng . Cali Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay u aragtay Masuulka keliya ee ka soo jeedda Gobolka Saaxil ee Xeelad Siyaasadeed ku kala fur-furi kara.
 
 
 
 
Cali Cumar Maxamed oo mudd ku siman saddex Sanadood haya Masuuliyadda Dekedda Berbera waxa soo baxay cabashooyin ay qaarkoodd Salka ku hayaan ….
 
 
 
 
La soco Qaybaha kale.