Berbera: Ganacsatadda Maxjarkii Ay Shirkadda INDHO-DEERO Carqaladdaysay Oo Xukuumadda Baaq U Diray

Berbera (Berbera news) Ganacsataddii Isniintii Todobaadkan ay Koox hubaysan oo la sheegay inay ka amar-qaadanayeen Shirkadda INDHO-DEERO oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Berbera ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabkii loo weeraray Maxjarka Xoolaha ee ay ka hir-galiyeen Berbera, waxaanay Xukuumadda Somaliland u soo jeediyeen inay talaabo ka qaado Kooxdii weerarka ku qaaday Maxjarkoodda.
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Berbera.