Daawo: Ururka JIDAALI Oo Cambaareeyay Gacan Ka Hadalkii Ilaaladda Wasiir Waran-cadde Ay Ku Qaadeen Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Degaanka Berbera

Hargeysa (Berbera news) Xubno ka tirsan Ururka Dhalinyaradda SUBEER AWAL ee Jidaali ayaa si adag u cambaareeyay dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee shalay ay ilaaladda Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde ay ku qaadeen Xubno ka tiran Golaha Deegaanka Magaaladda Berbera.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa