Dhagayso: “Cidda Leh Shirka Dhalinyaraddu Ururka JIIDALI Ayuu Kooban-yahay Waad Cid Iska Hadashay Ma Dawladdu Ha Ka Dambayso…” Guddoomiyaha Ururka JIIDALI

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Ururka Dhalinyaradda JIIDALI Cabdiraxman Xasan Aadan ayaa sheegay in Shirka ay dhawaan qabanayso Dhalinyaradda Somaliland aanu ku koobnayn Ururkoodda oo kaliya, balse ay ka wadda qayb-qaadanayaan dhalinyaradda Somaliland oo dhan.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.