“Hoggaanka KULMIYE Ha Ka Daayaan Been-abuurka, Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, isla-markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa Hoggaanka Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku eedeeyay inay ka been-abuurteen Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), kuwaas oo sheegay in Guddoomiye Cirro uu qirtay inuu qodobo khalad ah ku daray Xeerka Diwaan-gelinta madaniga ah ee Muranku ka taagan-yahay, waxaanu sheegay in Guddoomiyuhu aanu wax khalad ah ku samayn Xeerkaasi.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa