Xukuumadda Oo Guryo Ay Hore U Bixisay La Noqotay Iyo Mulkilaha Telefishanka HORN CABLE Oo Ka Mid Ah

Hargeysa (Berbera news) Wareegto ka soo baxday Wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland ayaa soo-saartay amar ah in Guryo ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hore u siisay dad ayaa waxay ku amartay inay si deg-deg ah uga baxaan, iyadda oo u qabatay inay mudd 7 Maalmood ah kaga baxaan
 
 
 
 
Halkan ka daalaco Nuxurka Wareegtadda ay Wasaaradda hawlaha guud amarka ku bixisay:-
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa