Maayarka Berbera oo ka warbixiyay safar ay ku tegeen waddanka Findland-Daawo

Berbera-(Berberanews)-Maayarka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa ka warbixiyay waxyaaba

ha uu ka soo faa’iiday safar muddo qaatay oo ay isaga iyo affar maayar oo magaalooyinka dalka ahi ku tegeen waddanka Findland iyo qaabkii loo soo dhaweeyay.

Halkan ka daawo Maayarka oo Xafiiskiisa Berbera ugu warramay warbaahinta