Qaban-qaabiyayaasha Shirka Dhalinyaradda Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Xubin Ka Mid Dhalinyaraadaasi

Hargeya (Berbera news) Qaar ka mid ah Dhalinyaradda qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyaradda Somaliland ee lagu waddo inu dhawaan ka qabsoomo deegaanka Cadaadlay ee bariga Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay xadhiga Qaasim Ismaaciil Xasan oo maalmo ka hor ay Ciidamdda Amaanku Xabsiga u taxaabeen, waxaanay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqeen inay Xoriyaddiisa u soo celisay Qaasim Ismaaciil Xasan.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa