“Waxaad Mooddaa In Madaxweyne Siilaanyo Weli U Shaqaynayo Dawladdii Siyaad Bare Ee Uu Wasiirka Ka Ahaa…” Xasan Guure

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Maddasha wadda-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay hogaamiye weli aaminsan inuu ka tirsan-yahay Nidaamkii Maxamed Siyaadda Bare, waxaanu sheegay in aanu isku aaminsanayn inuu Hoggaamiyo Somaliland.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa