Madaxdda Somalia Oo Wadda Jir U Hakiyay Shirka Maamul U Samaynta Baydhabo

Muqdisho (Berbera news) Madaxda dowladda federaalka Somalia ayaa manta si wadajir ah u soo saaray go’aan si ku meel-gaadh ah loogu hakinayo shirka ka socda Baydhabo ee dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ee ka kooban saddexda gobol.
 
 
 
 
Go’aankan ayaa waxa wadajir u sexeexeen Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo Raysal-wasaaraha Somalia Cabdiweli Sh. Axmed Maxamed.
 
 
 
Go’aanka lagu hakiyay Shirka maamul u samaynta Maamulka Koonfur galbeed ayaa u dhignaa sidan:-

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa