“Dalka Waxa Ka Dhacay Inqilaab, Qaranka Waxa Ugu Madaxbanaan Golaha, Maanta Waa La Qabsaday” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid Golaha Wakiiladda Somaliland, isla-markaana ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu ay qaab inqilaab ah kula wareegtay Xarunta Baarlamaanka, gaar ahaan Golaha Wakiiladda.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.