Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Xukuumaddu Inqilaab Ku Qabsatay Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay inqilaab ku qabsatay Xarunta Baarlamaanka, gaar ahaan Golaha Wakiiladda.
Halkan ka daawo.
 

Berbera news/Hargeysa.