Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiye Cirro

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan Magaaladda Ceerigaabo ayaa ka gadooday Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), kuwaas oo Xukuumadda ugu baaqay inay ka laabato Mooshinkan.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.