Rabshaddo Ka Dhacay Burco Iyo Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhashay

Burco (Berbera news) -Inta la Ogyahay hal qof baa ku dhintay tiro ilaa 5 qof ahina way ku dhaawacantay Magaalada Burco ka dib markii Ciidanka Militarigu raasaas hoos ugu dhigay dadku mudaharaadayay Magaalada Burco.
 
 
 
 
Dadka ayaa ka gadooday Buuqa iyo muranka siyaasadeed ee ka oogan Golaha wakiilada,kaas oo ku sigtay in Gudoomiyaha Wakiilada xilka lagaga xayuubiyo balse Guurtidu ku kala guntatay.
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Burco