DAAWO: Ergadda Dhex-dhexaadinta Khilaafka Golaha Wakiiladda Oo Sheegay Inay Kulamo La Yeesheen Labada Dhinac

Hargeysa (Berbera news) Guddida Golaha Guurtidda ee isku xil-qaantay inay dhex-dhaxaadiyaan labadda dhinaca ee uu u dhexeeyo Khilaafka Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay inay kulmo la yeesheen labadda dhinaca ee khilaafku u dhexeeyo.
 
 
 
Halkan ka daawo.


 
 
Berbera news/Hargeysa