Dhagayso: Xildhibaan Ibraahim Buubaa Oo Ka Hadlay Xadhigii Ay Xukuumaddu Kula Kacday Isaga Iyo Mudanayaal Kale

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Ibraahim Mahadi Bubaa oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay sidda uu u arko talaabaddii ay Ciidamadda amaanku Shalay Xabsiga ugu taxaabeen, isaga iyo 4 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiiladda, isla-markaana ka mid ah kuwa Mucaaridka ee taabacsan Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro.
Halkan ka dhagayso.




Berbera news/Hargeysa.